Wararkii hore ka aqri halkan
April   May   June   July


Dagaala culus ayaa wuxuu ka socdaa isgoyska Foloransa iyadoo ay madaafiic ku socoto Suuqa Bakaaraha,,....>Sii Akhri

Dadweynaha degan degmooyinka XamarWeyne iyo Xamar Jabjab ayaa ka cabanaya dhac iyo boob ay geysanayaan ciidamada Dowladda kumeelgaarka ah,....>Sii Akhri

Wararka nagasoo gaaray magaalada Deira Dubai ee Dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegaya in dab uu qabsaday meel udhaw Rasal Qaa' ima National Bank.
Sii Akhri..

Dowladda Ruushka oo qorsheenaysa inay joojiso iskaashigii ka dhaxeeyay iyaga iyo isbahasiga NATO,....>Sii Akhri

Xukuumada Isra'il oo ka welwelsan falcelinta ka imaan karta dowladda Ruushka,....>Sii Akhri

Cumar Iimaan oo ah madaxa gudiga fulinta ee Isbahaysiga dib u xoreynta Somaliya Garabka Asmara ayaa sheegay inay wado xiran isla gaareen garabka Jabuuti.>Sii Akhri

Xarakada Xamaas ee Falastiin ayaa cusbooneysiisay digniintii ahayd in Askariga maxbuuska ah ee Jalcaad Shalid uu mari doono,....>Sii Akhri

Ra'iisul wasaare ku xigeenka DFK ahna Wasiirka warfaafinta Axmed Cabdisalaam oo si cad u sheegay waqtiga ay Itoobiyaanku dalka ka baxayaan
Sii akhri [Markacadey.net]

Dagaal xoogan oo la isku weydaarsanayo hubka noocyadiisa kala gedisan ayaa iminka waxa uu kasoconayaa xaafada Cali Kamiin iyo qeybo kale oo kamida wadada 30-ka ee magaalada Muqdisho,....>Sii Akhri

Madaxweynaha Faransiiska Sarkozi ayaa socdaal degdeg ah kutegaya dalkaasi Afgaanistaan oo maanta si ba'an loogu laayey ciidamada Faransiiska ee ,....>Sii Akhri

Dhaqdhaqaaqa Dhaalibaan ee dalka Afgaanistaan ayaa maanta ku qaaday weerar xoogan oo ay ku damacsanaayeen inay la wareegaan xero meleteri oo fariisin u ahaa ciidamada Maraykanka. ,....>Sii Akhri

Madaxweynaha Paakistaan Barwez Musharaf ayaa sheegay inuu iska casilayo jagadii Madaxweyne, kahor inta uusan ku dhawaaqin isbahaysiga haatan xukuma dalkaasi ,....>Sii Akhri

Xarakada Xisbullaahi ee dalkaasi Lubnaan iyo kooxo kamida Culumada Suniga ee Salafiyiinta dalkaasi ayaa maanta kukala saxiixday heshiis ama is afgarad lagu doonayo in looga hortago,....>Sii Akhri

Qarax xoogan ayaa lala eegtay ciidamada Itoobiya oo marayey wadada Makka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho,....>Sii Akhri

Inaa Lilaahi wa inaa Ilayhi raajicuun waxaa maanta Dalka Yemen ku geeriyooday SH.MAX,ED SH. MAX,UD (SHIIQ ABBA) oo kamid ahaa Culumada waaweyn ee Ahlu-Sunna waljamaaca ee Dalka Soomaaliya. Waxaana lagu wadaa in maalinta Berito ah la keeno Magaalada Xamar isla markaana lagu aaso.

CIISE CUSMAAN CALI oo saacad ka hor lagu dhaawacay magaalada Muqdisho ayaa geeriyooday isagoo loo waday Cusbitaalka weyn ee KEYSANEY ........>>>
WAR DEG DEG AH Iminka ayaa waxaa dagaal xoogan uu ka socdaa degmada DHARKIINLAY ..>Sii Akhri

Dadkii ka barakacay dagaaladii Muqdisho, ee ku nool inta u dhaxaysay magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye ayaa soo wajahday cabsi iyo qalaanqal, kadib markii ciidamada Itobiya ay fariisin hor leh ka dhigteen SIINKA DHEER....>Sii Akhri

Boqolaal ayaa ku dhimatay halka ay kumanaan kalena ay ku hoy beeleen dagaalada kasocda gobolada qabaliga ee Pakistaan....>Sii Akhri
.
Dagaal qaraar oo u dhaxeeya xoogaga MUQAAWAMADA iyo ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan magaalada Beledwayne ayaa iminka si xowli leh uga socda bartamaha magaalada Beledwayne....>.Sii Akhri

Dowladda Maraykanka iyo dowladda Poland ayaa gelinkii danbe ee shalay heshiis kuwada gaaray sidii loo suri lahaa Gaashanka maraykanka ee lidka gantaalada dhulka Poland....>.Sii Akhri